Topic
Warkasta is tracking alamein across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, africa, and opportunities, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Alamein, Masar (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay hogaamiyayaasha ganacsiga Afrika, shirkadaha caalamiga ah iyo maal-gashadayaasha inay baaraan fursadaha Soomaaliya, isagoo sheegay in dalka uu dib u dhisayo dhaqaalihiisa iyo inuu raadinayo iskaashi wax soo saar leh.
ALAMEIN, Masar — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii ku baaqay in maalgashadayaasha Afrika iyo caalamka ay baaraan fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, isagoo sheegay in dalka uu dib u dhisayo dhaqaalihiisa isla markaana uu furan yahay ganacsi. Xasan wuxuu ka hadlayey Shirweynaha Ganacsiga Alamein-Africa ee magaalada xeebta ah ee Alamein, oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha Afrika,…