Topic
Warkasta is tracking alleged across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and public, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ayaa cambaareysay dhaca lagu eedeeyay gabadh Soomaaliyeed oo ku sugan Muqdisho ka dib markii muuqaalka dhacdada si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, taasoo dhalisay cadhada dadweynaha iyo baaqyo loo jeediyay in la qabto.