Topic
Warkasta is tracking arabia across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ambassador, diplomacy, and drone, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Riyadh, (SONNA) — Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta ku kulmay Riyadh Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC), Mudane Jasem Maxamed Albudaiwi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dhinac iyo kor u qaadista iskaashiga u dhexeeya GCC […]
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u canbaareysay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu beegsaday Sacuudiga, iyadoo sheegtay in dhacdadu ay tahay xadgudub ku saabsan madax-bannaanida boqortooyada iyo...