Topic
Warkasta is tracking bandow across 1 report from 1 source. Recent coverage touches rogay and soo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Isaaq Maxamed Korsaar ayaa ku dhawaaqay in magaalada Baydhabo lagu soo rogay bandow, kaas oo xaddidaya dhaq-dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka wixii ka dambeeya salaadda Maqrib. Go’aanka ayaa qayb ka ah tallaabooyin lagu xoojinayo amniga magaalada, iyadoo Baydhabo ay weli ka jirto xaalad amni oo u baahan…