Topic
Warkasta is tracking baraha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches banaadir and wararka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa bulshada Caasimadda Muqdisho ku wargeliyey inaysan waxba ka jirin wararka baraha bulshada lagu faafinayo ee sheegaya in la xirayo waddooyinka waaweyn, isla markaana hakad la gelinayo isu socodka magaalada. Taliska ayaa bulshada ka codsaday inaysan ku qaldamin wararka aan la xaqiijin ee lagu faafinayo baraha bulshada iyo…