Topic
Warkasta is tracking wararka across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches caalamka, banaadir, and baraha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII UGU WAAWEYNAA

Muqdisho – Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa bulshada Caasimadda Muqdisho ku wargeliyey inaysan waxba ka jirin wararka baraha bulshada lagu faafinayo ee sheegaya in la xirayo waddooyinka waaweyn, isla markaana hakad la gelinayo isu socodka magaalada. Taliska ayaa bulshada ka codsaday inaysan ku qaldamin wararka aan la xaqiijin ee lagu faafinayo baraha bulshada iyo…