Topic
Warkasta is tracking bay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, security, and strategic, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Khasaare xoog leh ayaa laga soo werinayaa dagaal ba'an oo shalay galinkii dambe ka dhacay xadka gobollada Shabeellaha Hoose iyo Bay ee Koonfurta Soomaaliya. Dagaalka ayaa qarxay kadib markii kolonyo ciidamada milatariga ah ee Soomaaliya oo ku safarayay waddada laamiga ah ee isku xirta Leego iyo Buur Hakaba ay jidka u galeen dagaalamayaal ka tirsan ururka al-Shabaab, halkaasna uu ka qarxay dagaal s
Ciidamada taageersan madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdiaziz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qabsaday dhowr degmo iyo meelaha istiraatiijiga ah ee gobolka Bay iyadoo dagaalka la dhexmarayo ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedka uu ka sii faafayo Baidoa.