Topic
Warkasta is tracking biyaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches gobolka, ilaalin, and sawirada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Ciidamada Badda Turkiga ayaa sheegay inay hawlgallo ilaalin iyo galbin ah ka wadaan biyaha Soomaaliya, iyadoo maraakiib dagaal oo ka tirsan Ciidanka Badda Turkiga ay ilaalinayaan maraakiib ku howlan hawlo baaritaan iyo qodis shidaal. Turkiga ayaa sheegay in maraakiibta dagaalka TCG Göksu, TCG Gelibolu iyo TCG Bartın ay si joogto […] The post {DAAWO SAWIRADA} Ciidama

Mas’uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay qorshaha ay Ku Doonayaan Hubinta iyo Tayada biyaha iyo muhiimada ay leedahay in la Iska kaashado in Dadka Ku dhaqan Magaalada Muqdisho ay helaan Biya Nadiif Waxaana ay amaaneen doorka Shirkadaha Ama Warshada soo saaray Biyaha Saxansaxada ah, iyagoo muujiyay muhiimada ay leedahay wada shaqeynta Sheybaarka […]