Topic
Warkasta is tracking brigadier across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ivan and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MOGADISHU, Soomaaliya – Jananka Brigadier Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah u qabtay hoggaanka Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Soomaaliya), isagoo beddelay Jananka Brigadier Elio MANES xafladda isbeddelka hoggaanka ee Muqdisho. Xafladda waxaa guddoominayay Director-ka Qorshaynta Milatariga iyo Awoodda Maamulka (MPCC), Jananka Lieutenant Michiel van der…