Topic
Warkasta is tracking burkina across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches adda, aqoonsiga, and maalgashiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane Mambila BANSE, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee Soomaaliya iyo Burkina Faso, iyo sidii ganacsatada Soomaaliyeed ay uga faa’iideysan karaan

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ugu gudbiyay Madaxweynaha Burkina Faso, Captain Ibrahim Traoré. Ka hor munaasabadda guddoonsiinta warqadaha aqoonsiga, Danjire Jaamac Xasan