Topic
Warkasta is tracking cairo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and league, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
QAHAIRA – Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Masar iyo wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Ali Abdi Awaare, ayaa ka qayb galay qadada loo qabtay si loogu sharfayo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul Gheit iyo ku xigeenkiisa Hossam Zaki, oo xilalkoodii dhici doono 30-ka Juun, 2026. Dhacdadan, oo ay soo qabanqaabiyeen wakiilada Carabta ee Masar iyo […]