Topic
daacish
Warkasta is tracking daacish across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches ajnabi, katirsanaa, and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on daacish
Latest reporting

Puntland oo qabatay horjooge ajnabi ah oo katirsanaa Daacish.
Laamaha ammaanka degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay gacanta ku dhigay nin u dhashay dalka…
Puntland oo qabatay xubin ajnabi ah oo ka tirsan Daacish
Ciidamada Booliska degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay qabtay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen, kaas oo… Sii akhri

Mareykanka oo sheegtay dilka hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Daacish
May 15(Jowhar)Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in la dilay mid kamid ah hoggaamiyeyaasha ugu sarreeya kooxda Daacish, kaas oo lagu beegsaday gudaha dalka Nigeria, sida uu shaaciyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Hoggaamiyahan la dilay, oo lagu magacaabi jiray al-Minuki, ayaa ahaa kuxigeenka hoggaamiyaha guud ee kooxda Daacish ee caalamka. Wararka ayaa tilmaamaya in dilkiisa uu qeyb […]