Topic
Warkasta is tracking degmooyinka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gobolka and guddoonka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jun 13 (Jowhar)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay waqtiga la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in 5-ta July 2026 la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Xubnaha ururada siyaasadda ee qaybt