Topic
Warkasta is tracking dhagaxtuur across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sheekh and ubax, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda u huray halgankii gobannimo-doonka iyo xorriyadda dalka. Munaasabadda ubax dhigga ayaa qeyb ka ahayd dabaaldegga 66-guurada kasoo wareegtay maalintii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xor