Topic
Warkasta is tracking dhexe across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches bartilmaameedsanayo, ciidanka, and fuliyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ku teedsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Weerarrada lagu bartilmaameedsanayo maraakiibta qaadda shidaalka ayaa sii kordhaya, inkastoo dhoofinta saliidda cayriin ee gobolka Bariga Dhexe ay weli ku socoto heerar xooggan.