Topic
Warkasta is tracking Displacement and refugees across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches Economy and Humanitarian aid, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhowaad 36,000 oo qof ay ka barakaceen iska horimaadyo hubeysan oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacay koonfurta Itoobiya, kuwaas oo u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada, iyadoo dad badan ay ka tallaabeen xadka oo ay magangelyo ka raadsadeen dalka Kenya. Dagaalladan ayaa ka qarxay magaalada Mooyaale ee ku taalla…
(ERGO) – Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dadaab ee Kenya ayaa isticmaalaya nidaamka caymiska caafimaadka qaranka ee Hay'adda Caafimaadka Bulshada (SHA) ee dowladda Kenya si ay u helaan daaweyn aysan si kale u heli karin ama awoodin. Iglan Abdulle Maxamed, 39, oo ku nool xerada Hagadera, ayaa qalliin ka sameysay kaadi-mareenka ee Isbitaalka Guud ee Garissa bishii Febraayo kadib markii ay muddo lix sano ah xanuunsaneyd. Waxay heshay…
(ERGO) – Feysal Abdi Isaaq, 25, wiilka ugu weyn qoys qaxooti ah oo ka yimid Baidoa, ayaa jaamacad ka qaatay isagoo taageeraya hooyadiis iyo siddeed walaal ah oo ka helay dakhli iibinta looska ee waddooyinka Muqdisho. Kadib markii qoraal ku saabsan xaaladiisa oo ah arday sabool ah oo dhammeystay dugsiga sare la soo bandhigay…
Wargeyska Mareykanka ee New York Post ayaa warbixin uu daabacay ku sheegay in laba hay’adood oo samafal oo kaniisadeed ay heleen in ka badan 62 milyan oo dollar oo la xiriira barnaamijyada dib-u-dejinta qaxootiga iyo taageerada bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, isaga oo arrintan ku xiray isbeddelka bulsho ee gobolka iyo doodaha ka dhashay fadeexadaha musuqmaasuqa ee la xiriira barnaamijy
Warbixinta Hay'adda Dhaxalka ayaa sheegtay in in ka badan 2.1 milyan oo qof si xoog ah looga saaray dhulkooda intii u dhaxaysay 2017 ilaa Sebtember 2026, taasoo su'aalo culus ka keeneysa mustaqbalka dhulka dadweynaha, dakhliga ka soo xarooda iibkiisa iyo guuldarada dowladda ee dib u dejinta qoysaska barakacay. MOGADISHU (WDN) — Burburinta xoogga ah ee IDPs iyo qabashada sharci darrada ah ee dhulka dadweynaha iyada oo aan...