Topic
Warkasta is tracking does across 1 report from 1 source. Recent coverage touches celebrate and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Su'aashan waxaan isweydiinayay sanad walba muddo dheer laakiin maanta waxaan si dadweyne u muujinayaa aragtidayda. 26 Juun iyo 1 Luulyo, annaga Soomaalida ah, ha noqono guri ama caalamka oo dhan, waxaan xirnaa dhar qurux badan, calanka ku duubnaa, waxaana isugu nimaadnaa si aan u dabaaldegno.