Topic
Warkasta is tracking ethical across 1 report from 1 source. Recent coverage touches journalists and reporting, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) - Hogaamiyeyaasha saxafiyiinta ee ka socda Bariga Afrika ayaa ku baaqay in la xoojiyo warbixinno ku saleysan xaqiiqooyinka iyo anshaxa ku saabsan guuritaanka iyo dhaqdhaqaaqa shaqaalaha ka dib kulan goboleed oo ka dhacay Mombasa, Kenya, laga bilaabo 18 ilaa 20 Juun 2026.