Topic
Warkasta is tracking examinations across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and secondary, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaacisay jadwalka imtixaanaadka qaranka ee 2025 ee dugsiyada sare ee ardayda dalka oo dhan. Wasaaradda ayaa sheegtay in ardayda dugsiyada sare ay imtixaankooda ugu dambeeya ka fariisan doonaan 20ka Juun ilaa 25ka Juun. Hay'adaha ayaa sheegay in ku dhawaad 40,000 oo ardayda dugsiyada sare […]