Topic
Warkasta is tracking flight across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and start, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Axad 16 Agoosto 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay sameyn doonto duulimaadkeedii ugu horreeyay bisha Sebtember sanadkan, taasoo noqon doonta talaabo weyn oo lagu soo celinayo diyaaradda qaranka. Dowladda weli ma bixinin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan duulimaadka ugu horreeya.