Topic
Warkasta is tracking gashay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches health and qayb, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha wasiirka, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa ka qayb-gashay munaasabadda abaalmarinta Halyeeyada Caafimaadka Soomaaliyeed ee Somali Health Awards 2026. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka soo qayb-galay wasiirro, xildhibaano iyo marti-sharaf kale, kuwaas oo ka qayb qaatay xuska