Topic
Warkasta is tracking goordhow across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maayarrada and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya. Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulminaysa Maayarrada degmooyinka dalka, mas’uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo bulshada rayidka ah.