Topic
gubadley
Warkasta is tracking gubadley across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches adda, hay, and salaad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on gubadley
Latest reporting

Mahad Salaad oo tegay Gubadley lana kulmay Taliye Saneey iyo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad oo maanta tegay degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay Imaam Daahir Imaam Maxamuud, Taliyaha guutada 3-aad ee qeybta 12-ka Abriil Saneyd Cabdulle, qaar kamid ah mas’uuliyiinta kasoo jeeda degmada iyo xubno ka socday bulshada rayidka. Kulanka oo ahaa [̷
Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan kula qaatay Imaam Daahir Imaam Maxamuud, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, xubno ka socday bulshada rayidka, saraakiisha amniga iyo masuuliyiinta maamulka degmada, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo dardargelinta wada-shaqeynta hay’adaha