Topic
Warkasta is tracking heart across 1 report from 1 source. Recent coverage touches canada and health, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Edmonton, Kanada (HOL) — Cilmi-baare Soomaaliyeed Dr. Fadumo Isse ayaa ka qalinjebisay PhD jaamacadda Alberta ee Kulliyadda Farmashiyaha iyo Sayniska Farmashiyaha waxayna bilaabaysaa shaqo postdoctoral oo diiradda saareysa caafimaadka wadnaha haweenka.