Topic
Warkasta is tracking help across 1 report from 1 source. Recent coverage touches famine and humanitarian, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Madaxa gargaarka bini'aadantinimo ee Qaramada Midoobay Tom Fletcher ayaa $10 milyan ka soo saaray sanduuqa degdegga ah ee ururka Axaddii si looga hortago gaajo Soomaaliya, halkaas oo malaayiin qof ay la kulmayaan gaajo daran.