Topic
Warkasta is tracking ismaaciil across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guud and qaybin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Howlaha-guud ee Soomaaliya ahna Xildhibaan DFS ku metela Awdal, Ayuub Ismaaciil: “Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa, tan & shalay, khudbadihii laga jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay iyo kulamo-doceedyadii aan la qaadannay diblamaasiyiinta adduunka iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah, waxaa dib loo adkeeyey qaranimada, midnimada, xurmadda…