Topic
Warkasta is tracking jir across 1 report from 1 source. Recent coverage touches laga and meydkeeda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Gabar 5 jir ah oo la la’aa muddo labo habeen ayaa meydkeeda laga helay meel guriga qoyskeeda ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda oo ku yaalla deegaanka Xaqsoor. Booliska ayaa...