Topic
Warkasta is tracking kormeer across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches gaashaandhigga, maalmaha, and wargaadhi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka ayaa ciidamada ku bogaadiyey naf-hurnimada, geesinimada iyo guulaha ay ka

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa kormeer ku sameeyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo qayb ka ah diyaar-garowga munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda. Xubnaha Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa