Topic
Warkasta is tracking degmada across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches buurhakaba, ciidamada, and galbeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ku dhawaaqday inay qaadeyso guluf ka dhan ah ciidamada taabacsan madaxweynihii hor ee maamulkaas, Cabdicasiis Lafta-gareen oo todobaadkii hore qabsaday 4 degmo oo ka tirsan gobolka Baay. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba ayaa sheegay in gulufkooda uu ka bilaaban doono degmada Buurhakaba, ayna ka…
BUURHAKABA, Soomaaliya — Ugaas iyo Guddoomiye Watiin ayaa khudbado ka jeediyay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kadib markii ay degmada la wareegeen ciidamada taageersan maamulka Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Buurhakaba ayaa ku taalla gobolka Baay, qiyaastii 60 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan magaalada Baydhabo iyo ku dhowaad 180 kiiloomitir koonfur-galbeed kaga beegan Muqdisho. L
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qansaxdheere ee… Sii akhri