Topic
Warkasta is tracking leh across 1 report from 1 source. Recent coverage touches baahida and eboluhu, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (WDN)- Xaqiijinta kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola ee Kenya ayaa walaac hor leh ka abuuray Geeska Afrika, iyadoo ay soo baxday baahida degdegga ah ee loo qabo in hay’adaha caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyadu ay qprshe meel iska dhigaan, isla markaana si wadajir ah uga shaqeeyaan ka hortagga faafitaanka cudurkan halista ah....