Topic
Warkasta is tracking marin across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches baab, iran, and lacageed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Baab Al-Mandeb: Marin-biyoodka afraad ee ugu weyn adduunka ee ay maraan maraakiibta shidaalka iyo agabka kale ee ganacsiga ee isaga kala goosha Qaaradaha Aasiya, Yurub, iyo Ameerika, waxa ka gudba in ka badan 12% ganacsiga caalamka oo leh malaayiin foosto oo shidaal ah & gaaska dabiiciga ah. ▪︎Goobta uu ku […] The post Maxaa ka taqaanaa Baab Al-Mandeb oo ah Mar

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney kasta oo disha ama qabata askari Mareykan ah, kadibna u soo dhiibta dowladda. Waxa uu sheegay in sidoo kale ragga sameeya arrintaas iyagana la siin doono $30,000, oo uu sheegay inay […] The post Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday ha