Topic
Warkasta is tracking memory across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and programme, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, (SONNA) — Aqoon-is-weydaarsiga Qaranka ee Barnaamijka Xusuusta Adduunka ee UNESCO, oo ay soo qabanqaabisay UNESCO iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT oo ay maalgelisay Dowladda Japan, ayaa maanta ku soo dhamaaday Muqdisho. Aqoon-is-weydaarsigu wuxuu isu keenay wakiillo ka socda hay'adaha dowladda, khubaro, iyo daneeyayaal muhiim ah oo ka shaqeeya ilaalinta dhaxalka, dhaqanka, suugaanta, taariikhda, iyo xusuusta qaranka.