Topic
Warkasta is tracking middle across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches drought, economy, and humanitarian, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Qoysaska beeraleyda ah ee ku sugan degmooyinka Warsheikh iyo Adale ee gobolka Shabeellaha dhexe ee koonfurta Soomaaliya ayaa bilaabay inay bixiyaan deymaha ay ku leeyihiin muddo seddex sano ah oo abaarta, ka dib roobabkii dhawaan dhacay oo hagaajiyay daaqa iyo biyaha iyo xaaladda xoolahooda.
(ERGO) – Qoysaska beeraleyda ah ee ku sugan degmooyinka Warsheikh iyo Adale ee gobolka Shabeellaha dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa bilaabay inay dib u bixiyaan deymaha ay ku leeyihiin muddo seddex sano ah oo abaarta, ka dib roobabkii dhawaan dhacay oo hagaajiyay daaqa iyo sahayda biyaha iyo xaaladda xoolahooda. Ganacsiga suuqyada xoolaha ee Muqdisho ayaa korodhay, iyadoo beeraleyda sida Abdullahi Muhyadin Ahmed oo ka yimid miyiga…