Topic
Warkasta is tracking miino across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gaari and khasaare, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Afgooye (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax miino oo maanta lala beegsaday gaari ay la socdeen dad shacab ah oo marayay qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac Gaariga oo rakaab ahaa ayaa ka baxay magaalada Muqdisho, wuxuuna kusii jeeday dhinaca magaalada Baydhabo…