Topic
Warkasta is tracking ministerial across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and seoul, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
SEOUL, (SONNA) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa maanta ka qayb galay fadhiga furitaanka ee Shirka Wasiirrada Koonfurta Kuuriya iyo Afrika ee Seoul, Jamhuuriyadda Kuuriya. Shirka ayaa isu keena wasiirrada arrimaha dibadda iyo mas'uuliyiin sare oo ka socda dalalka Afrika iyo Jamhuuriyadda Kuuriya si […]