Topic
Warkasta is tracking muujineysa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qatar and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ras Laffan. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag buuxa iyo taageero u muujinaysaa Dowladda walaalaha ah ee Qatar, kadib dhacdadii ka dhacday xarun Gaas oo ku taalla Aagga Warshadaha ee Ras […]