Topic
Warkasta is tracking officials across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, day, and hirshabelle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
JINHUA, Shiinaha — Barnaamij tababar oo soconaya 21 maalmood oo loogu talagalay 27 mas'uul oo ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa ka furmay Jinhua, oo ku taalla gobolka Zhejiang ee bariga Shiinaha, iyadoo diiradda la saarayo istaraatiijiyada warbaahinta casriga ah, sirdoonka macmalka ah iyo ka hortagga macluumaadka khaldan. Barnaamijkan waxaa bixiya khubaro ka socda Jaamacadda Zhejiang Normal waxaana lagu soo uruuriyay agaasimayaal, madaxda…
Beledweyne (HOL) — Odayaasha dhaqanka iyo shaqsiyaadka caan ka ah qabiilka Hawadle ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in mas'uuliyiinta matalaya maamulka Hirshabelle laga mamnuucayo inay ka degan yihiin garoomada diyaaradaha ee Hiiraan ilaa heshiis siyaasadeed laga gaaro habka doorashada gobolka.