Topic
Warkasta is tracking peace across 1 report from 1 source. Recent coverage touches international and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kampala (WDN) – Ugaandha ayaa la sheegay inay heshiis ka gaartay in ay ciidamo u dirto hawlgal nabadeed iyo xasilooni caalami ah oo lagu talagalay Gaza, kadib codsi ka yimid Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sida ay sheegayaan warbixinno ka soo baxay ilo sare oo milatari.