Topic
Warkasta is tracking qaybgalaya across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches afrika, diplomacy, and madaxeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada New Alamein ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir-madaxeed wadatashi ah oo ay isugu imanayaan hoggaamiyeyaasha Masar, Soomaaliya, Eritrea iyo Suudaan.

New York – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika iyo Guddoomiyeyaasha Midowga Afrika, ayaa ka qaybgalaya Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ka dhacaya magaalada New York. Guddoomiye Maxamuud Cali Yuusuf ayaa hoosta ka xariiqay in mawduuca sanadkan ee ah…