Topic
Warkasta is tracking qoondeeyo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches fahad and yaasiin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), Fahad Xaaji Yaasiin Daahir, ayaa cambaareeyay go’aan uu sheegay in lagu dhimay xuquuqda dhaqaale ee loo qoondeeyo hawlgabka, ciidamada ku naafoobay difaaca dalka iyo qoysaska askartii ku dhimatay gudashada waajibaadkooda qaran. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in dadkaasi ay mudan yihiin dary