Topic
Warkasta is tracking rasmi across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches howlgelinta, iisul, and jaraya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Waxaa hadda ka socota xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho munaasabad weyn oo lagu daahfurayo, laguna xarig-jarayo xarunta cusub. Munaasabadda waxaa goobjoog ka ah Wasiirada Xukuumadda Federal [&

Xamsa oo furay imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare Muqdisho, Sabti 20 Juun 2026 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka, isagoo ku bogaadiyay macallimiinta, maamullada [̷