Topic
Warkasta is tracking religious across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and senior, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (WDN) – Mas'uul diineed oo sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa si dadban u dhaleeceeyay Dowladda Federaalka ee burburinta guryaha iyo masjidka Muqdisho, isagoo ka digaya in sii socoshada qasabka ah ee dadka laga eryayo ay keeni karto in muwaadiniinta daacadda ah ay noqdaan mucaarad siyaasadeed.