Topic
Warkasta is tracking republic across 1 report from 1 source. Recent coverage touches federal and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Tripoli, (SONNA) — Safiirka Gaarka ah iyo Wakiilka Buuxa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Liibiya, Amb. Abdulfatah Sheikh Ahmed Abdulrahman, ayaa maanta soo bandhigay warqadiisa aqoonsiga H.E. Mohamed Al-Menfi, Madaxweynaha Golaha Madaxweynaha Liibiya. Soo bandhigida warqadaha aqoonsiga waxay calaamad u tahay bilowga rasmiga ah ee howsha diblomaasiyadeed ee Safiirka iyo […]