Topic
Warkasta is tracking revised across 1 report from 1 source. Recent coverage touches journalism and rights, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Ururka Qaranka ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa Jimcihii ka digay in qaraarka xeerka dembiyada Soomaaliya uu khatar weyn ku noqon karo xorriyadda hadalka, saxaafadda madaxa banaan iyo xuquuqda aasaasiga ah haddii aan si weyn loo hagaajin ka hor ansixinta.