Topic
Warkasta is tracking rim across 1 report from 1 source. Recent coverage touches indian and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
NEW DELHI, Hindiya – Safiirka Soomaaliya ee Hindiya, Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa Arbacadii ka qayb galay Shirkii 28aad ee Guddiga Mas'uuliyiinta Sare ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA), isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dib u eegista guulaha dhawaan ee ururka, qiimeynta caqabadaha horyaalla dalalka xubnaha ka ah, iyo xoojinta