Topic
Warkasta is tracking saamaynta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aasha and gobolka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sanadihii u dambeeyey, Turkigu wuxuu noqday awood si weyn uga muuqata Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika iyo Geeska Afrika. Siyaasaddiisa dibadda waxay ka gudubtay iskaashi dhaqaale iyo gargaarka horumarinta, iyadoo mararka qaar isu beddeshay saameyn siyaasadeed iyo amni oo toos ah. Tusaalooyinka ugu badan ee arrintan lagu xuso waxaa ka mid ah Libya iyo Azerbaijan, halkaas oo Ankara ay door muuqda ka