Topic
Warkasta is tracking saartay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches muujisay and walaac, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Britain ayaa ka hadashay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo, iyadoo walaac ka muujisay saameynta ay colaaddaasi ku yeelan karto dadka rayidka ah iyo xaaladda bani’aadannimo ee Koonfur Galbeed. Safaaradda Britain ee Soomaaliya ayaa bayaan ay maanta soo saartay ku sheegtay inay dhammaan dhinacyada ku lugta leh iska horimaadyada…