Topic
Warkasta is tracking sacuudi across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches 200, carabiya, and heshiis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerarka loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu bartilmaameedsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo la qabtay lana burburiyey kadib markii ay galeen hawada dalkaasi.

Warbixin ay soo saartay warbaahinta ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay ka wada hadlayso heshiis amni oo "nabad ah" oo dhexmara Iiraan iyo dalalka Bariga Dhexe isla marka dagaalka Mareykanka iyo Israa'iil ee Iiraan uu si kama dambays ah u dhammaado.

Riyaad (Caasimada Online) – In ka badan 200 qof oo u dhashay dalka Itoobiya, oo ay ku jiraan dhallinyaro badan ayaa la soo sheegayaa inay halis ugu jiraan in lagu dilo maalmaha soo socda gudaha dalka Sacuudi Carabiya. Arrintan waxaa toddobaadkii hore weriyay wargeyska internet-ka ee Addis Standard, iyadoo soo xiganaysa xog laga helay Xafiiska […] The post 200 Itoobiyaan ah oo lagu xukumay di