Topic
Warkasta is tracking seven across 1 report from 1 source. Recent coverage touches fighting and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ugu yaraan todoba qof ayaa ku dhintay iyo sagaal qof oo kalena dhaawacmay dagaal saacado qaatay oo u dhexeeya maleeshiyada al-Shabab iyo dagaalyahanada Macaawiisley ee deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan, sida uu sheegay maamule deegaanka Khamiista.