Topic
Warkasta is tracking sisi across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cabdulfataax, cia, and kulan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi, kaas… Sii akhri

Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa mar kale xaqiijiyey taageerada dalkiisa ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, kadib kulan uu Qaahira kula yeeshay agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, John Ratcliffe. Sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Masar, labada dhinac ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaaladda Soomaaliya, ammaan